Kenya oo qarka u saaran in ay ka baxdo Dacwadda Badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa qarka u saaran in ay isaga baxdo dacwada muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya, kadib markii ay ku guul dareesatay dadaalo ay ku dooneysay in kiiska dacwada laga soo celiyo Maxkamada Caalamiga ee ICJ. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Dahir ayaa maanta sheegay in dowladda Kenya ay qarka … Continue reading Kenya oo qarka u saaran in ay ka baxdo Dacwadda Badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya